Duration 53:21

Qiso yaableh laba wiil baan wada jeclahay

10 881 watched
0
545
Published 2 Jul 2021

Category

Show more

Comments - 84
  • @
    @hamdasagal65933 years ago Anigu kii hore raac ban odhan lahaa ha khiyaamin kii hore nabsi ha gelin. 13
  • @
    @axmadxusen22653 years ago Walashey waxn kugula talina kii hore ee adiga kujeclaa qaado nafta kujecel wey kudaryesha lkn mid aad adiga jeceshahay ma ogid wuxu ahan dona. 10
  • @
    @hamdasagal65933 years ago Sikale kuma gartide gabdhaasi waxay ku jirtaa xaydha jeceli beerka jeceli ilahy gabdhaa kii khayr ugu jiro qalbigeed ha waafajiyo amen yarbi waa uduceyey gabdhaas. 4
  • @
    @soomaalaaymidnimo66673 years ago Masha allah. Sheeko quruxey waan kugu haysta ilaah ban kudhaartaye. 1
  • @
    @mustafcali63473 years ago Taladeeda waa kan koobaad waayo asagaa soo horeeye hadii kale sheekadaan sheeka kala ka danbeyso. 8
  • @
    @fifiali99633 years ago Niin sheeko macan ka carar miskiin ki horee ku hayso my dear sister salat istikhara nh tuuko inchaallah.
  • @
    @sahraahmed50643 years ago Subxaanalah wllo waad qaldan tahay oo may ahayn in aad 2 qof lawada sheekeysato. Waayo nin baad la sheeko idinka dhexaysay ee nabsi ayuu ku qabanine kii hore raac oo guurso. Joojina isku wadka. 3
  • @
    @MohamedHassan-jg1fy3 years ago Luul caday aad ban ku salamyaa kow dheeh, gabadhas waxan kula talinyaa, wilka ay adka utaqano o ugacanta fuuran hadorato hadal macan kaliya hadu leeyahy . ...Expand 1
  • @
    @zeynabturksuleyman82063 years ago Kk shee kada wanagsan qeeb ween ayay ka wadata geedi socodka jaceylka tasina hala ogado. 2
  • @
    @ashajimale68883 years ago Asc mansha allah aisha taasi waa caadi
    iyaba waa kuwa yirahda labo iyo saddex iyo afar isku laba rogga waa halkii aisha marka waa caadi, haddii aan nahay reer konfureedka ayaan yiraahda thanks walaal.
  • @
    @Somalilander9253 years ago So simple weeye mid aniga ii so dir midna la hadh wll habo inta inanta iga gaadhsii. 4
  • @
    @naimajama70593 years ago Maya kan gariga kuu hagajiyo raac gabareey. 1
  • @
    @halimohussein72923 years ago The one that loves and makes you happy and cares about you thats the first man. Good sheeko wont last when you see each other on a daily basis (when you live together) 2
  • @
    @munayusuf16333 years ago Waa naag warertay waxad ka hesho waxba hana ka siin laba qalbilayeey. 1
  • @
    @soomaalaaymidnimo66673 years ago Ganadhu labada nin mid ka baariga ah xili walbana garab taagan ha guursato.
  • @
    @farhiyaali11853 years ago Anigu waxan kula talin lahaa walashay kii hore nin ka sheekada macan leh anigu runtii kama helo wey naago badan yihiin. 3
  • @
    @filsanmohamed77023 years ago Kad jeceshy mahe ka ku jecel raac kana istikharyso inshala.
  • @
    @yassinawil51583 years ago Gabadha waxan leeyay south africa intaad qabato laba nin iyo kabadanba waad guursan kartaa walibana isku halmar oo sharcigaa wadankaa ayaa kuu fasaxaya ilayn waadigan labadiina rabee.
  • @
    @xalaalquutemaqasaaro52873 years ago Lumberka 1aad raac walalo kan sheekada bada asxaab kale ayaa kugula jirta ogow waayo nin sheeko wanaagsan afminshaar weeye hayeey gabarey walee halka horta ba lagu gubtey. 2
  • @
    @hassenh12393 years ago Anigu waxaan odhanlaha kii hore nabsi hakagalin.
  • @
    @safiyalucky78933 years ago Luulay sheekada xumada nosoo qaado please.
  • @
    @fooshassan13793 years ago Kolay saa usugu waduu iyagaba wax isugu wadaane midka ku jecel raac kaad jeceshahay u kaadi.
  • @
    @mandeqsomalia95783 years ago Aniga waxan kula talin laha kii hore raac wayo nabsi yu ku qabanin walal kala macan malaha ee wa kala horen.
  • @
    @alayaqaanburcaaawi23873 years ago Sheekeeye ka fagow. Kii hore hakaga bixin. 1
  • @
    @abdimajiidali40623 years ago Gabadha waxa u dan ah ninka jecel
    ninkana waxa u dan ah gabadha jecel
    marka gabadha waxaanku leeya wlley nabsi ha dhigan
    ninka ee kaawar haya rac
    sheekadu marka lays gursado waysoo
    sheekadu waa xiiso
    iyo laxan
    ana ka huba kudhe
    ana sheeko bada oo afmiishaar ah wlhi inanntan habeen la hadla inanay i, ilaawin
    markaa waxan inanta kuleeya wllo ki hore ki hore ku eekow kan danbena fasax oo u sheg inad xidhidh leedey
    hoooy wankuu digayaa
    nabsi ha shaqaysan
    .
    ...Expand
  • @
    @fartuuncali20413 years ago Gabdhuhu waxay jecelyihin sheeko wanagsane hadana ku jecel qof ku jecel ayan ku wanagsan abayo lakin istiqareyso horta laba kii kuu qeyr ah illaah ka bari.
  • @
    @munomohamed14233 years ago Nabsi ha xanbaran kaad balanten balanta la oofi tedakle shekada iyo waxas aad arkeso malinkad gursata kugu danbesa 99% o ma sisocondonta allahu aclam marka . ...Expand 1
  • @
    @aminanur18793 years ago Kiihore haraacdo waayoo kaasbaa daacad u eg marka nin cod macaani waa shabeel naagood intabadan.
  • @
    @faizagelleh51393 years ago Hasha labada geel jecel noqotahay gedeedii.
  • @
    @halimaisse8683 years ago Maada ayba isku midyihiin anigu waxay ila tahy in aadan nabsigelin ee inanki hore. 1
  • @
    @awalenuro49473 years ago Alow namagan qabo singal mother rada. Cabsi aynagu baren kuwas.
  • @
    @hodanmaxamed66113 years ago Wlo kaa dukanka raac ka coodka macn naag kasta ba ka racsa. 1
  • @
    @safiyalucky78933 years ago Aniga waxaan kula talin lahaa midkii aad u aragyo inuu ku anfacayo raac ama kii ku soo hordoonta. 1
  • @
    @filsanfuad71763 years ago Asc cashay habo waxan odhanlaha gabadha qof waa qof aad jeceshahay qofna wa qof adiga ku jecel waxan ku odhanlaha kii hore adiga ku jecla wllo rac wayo . ...Expand
  • @
    @lullul38753 years ago Anigu waxaan dhihi lahaa kiihore raac oo kucaayin jiray nin sheeko mcn kacaraar wuu kugu dangaari kadib a wuu kaatagi.
  • @
    @omaribrahim16153 years ago Kii hore ku nasiibso kani dambe waa iska dhaldhallk jabaan.
  • @
    @zahriitajenicad4763 years ago Kii hore rac wl wayo hdlka bdn waxba maxba ma taree.
  • @
    @fifiali99633 years ago Niin xaal kaga oog niin ku dhama ma jiiro habo luuley lkn sheeko macanee taxaliil iyo quraan iska saar baan ku lehay walashay. 1
  • @
    @nuraegal43953 years ago Qof aad jeceshahay waa laga yaabaa inay ku soo maraan balse way yartahay mid ku jecel
    tankale markaad wax jeceshahay adaa hogaansan
    marka lagu jecel yahay ayaa kuu room
    qaado kan ku jecel ee kuu roon.
    ...Expand
    1
  • @
    @amalabdi66173 years ago Kii koowaad ayaa xaqa leh sheeko wanaagsan dan kuuguma jirto nabsi ayaa jira naa hooy.
  • @
    @shankaroonherbalchannel24993 years ago Gabadhaas waxaan dhihi lhaa midkii hore ku ekow oo iska ilaali qayaanada haddii kale 2dooda waad waayeeysaa istiqaaro duko.
  • @
    @fardowsacaamir103 years ago Waxaan kula taliin lahaa kii hore eey balanta wada galeen ee asagu jaceyel yahay ha raacdo codkaas eey kan ku raacday ogoow dumarkaa ayaguna ku soo raacayo . ...Expand
  • @
    @ummu31163 years ago Ninmanka hadsl ka nacaan dumarka way waalan laakin runta markay timaado waa faaruq.
  • @
    @rodajibril71683 years ago Plus 40 digrii edmonton alberta canada too hot.
  • @
    @umuraage86173 years ago Titelka muuqaalka mid fadhiya maaha salaan sare wllaashey mcn.
  • @
    @_Khaalid3 years ago Naa cod beele wiilka kugu kharash garoobey sii bahalka hadii kale waad ka shalaayi doontaa nabsigu waa too fast.
    mida kale markii lays guursado lamaba sheekaysto arintaa ii xusuunow.
    2
  • @
    @ugassgabow10163 years ago Asc cash lul. That girl she dose not deserve a love. My opinion.
    cood muhutira ragnimo aya wahtirta casho lul. Salan sare.
  • @
    @marwoismail88353 years ago Luuleey habo sheekada noo qadin marka hore oo nagadaa commentga aad akhriyeysid please iyo majaalilada. 1