Duration 13:21

Qalbigaga waxka ogow runtana isku sheeg farxadna hel

44 196 watched
0
2.3 K
Published 20 Jun 2020

Aad baan idiin salamay walalaheey💙💯

Category

Show more

Comments - 627
  • @
    @Caliya20204 years ago Head up, stay strong, move on and never look back to all of us ladies and pray each ather no xaasid. 16
  • @
    @jihaanomar69854 years ago I love you so much. I am good at being patient and bad things is i am too gullible. Keep going i love watching your videos.
  • @
    @dahaboabdi39224 years ago Alxmdulillah waxan ahay daacad qofna xumahiisa kama shaqayn wali wlhi waba jiri jirtay an dantayda danta dadka kale ka hor marin jirey hada see aminadi marka tayda ayan hada wata qof aan cawimo iga dalbana lama doonto. ...Expand 28
  • @
    @ifrahmustaf71274 years ago Ha badalin daacad nimada
    waa lagu faaiidaa
    waxa aad u farax santahay
    waa daacad nimada hada .
    7
  • @
    @hodanskitchen88904 years ago Daacad ahoow laakiin ha ku jebin meel aad hore ugu kuftay saas waaye abaayo qaali. 5
  • @
    @fardusjama78194 years ago Maansha allah illahay ha ku xiftiyo qurux lay walaal cabaayadaada ayaan ka helay maansha allah.
  • @
    @xamdisheikh74174 years ago Masha allaah wlhi waxa tahay ruux aan aad iyo aad u jeclahay mar walbaa wan kuugu farxaa abyo guuleeyso.
  • @
    @ayaanabdi3494 years ago Me too never give up always i see people lion 3 man devoted but still love my self love you sister keep going never give up. 7
  • @
    @fatmamahmoud88694 years ago Mahah allah abayo wallahi su ashada waa masbuu wayo qafka dacada ha rafaad kama dhamado wayo wu qalbi wank sayahay al xamdulillah waxan ka mid ahay daadka . ...Expand
  • @
    @cosobtayeegtayeeg92144 years ago Masha allaah dr fahiimo cadey ceblaay daacada kala mid ahay alxamdulillah shukri rabil calamiin balse waxii danteyda ayan u sabra balse sabarka igu id="hidden4"yar xasid mahi alxamdulillah lakiin bani adamka intiisa badan amin malaha. ...Expand 6
  • @
    @xiiscumar21454 years ago Haa walalahay dacadbaan ahy waxkasta o wanag ah iyo guul ah wan ku farxaa.
  • @
    @hamdiummahamza72794 years ago Masha allah. Fahima cadey. Aniga am very honest, too helpful to many who dont deserve my help. Am very patient lkn once i make a decision i never look b . ...Expand 15
  • @
    @asaldhaladodhaxgob51014 years ago Aniku dacad ayan ahay mar walba wa layxumeya hadana horey ayan u ka socda ilahay ayan ku daya qof ki i xumeya waxbana ma wayo masha allah.
  • @
    @sahroali19674 years ago Masha allah uqtiye wad mahadsantahay wa runta dadka siku mid ma aho qofkastana wax alle udhaliyena iskama bedeli karo walaley malintan barnamidyadada an . ...Expand 2
  • @
    @user-xt1rs3ho8p4 years ago Illaahay qalbiga haku adkeyo oo haku xifdiyo walashey qaali qurux.
  • @
    @nastehoabdi23544 years ago Alxm abaayo nolasha maalinba waa ceyn xaadsidnimada waa wax laga duceyto allaa ka magan galeynaa.
  • @
    @aminaibrow51824 years ago Masha allah waxad ba moda inad aniga iga hadleyso calashan dabecadaheyga ledahay
    you' re my role model proud of you sweet.
    2
  • @
    @farhiyajama1224 years ago Abaayo waligaa saas daacad u ahow waayo saas aa meel lagu gaaraa adna saas aa farxada ku heshay masha allah
    waa markii kowaad oon ku soo qoro comment waana kugu soo biiray horumar wacan.
  • @
    @hawageney37504 years ago Jazakallaah xabibti fahiima wax wanaagsan ad no so gudbiso daacadnimada ku meel mareysaa qof daacad eh illaah ayaa uukugu jeclhy dartis nolow nolol qimo leh aduunka aqiirana jano insha allaah. ...Expand
  • @
    @fnafandme4 years ago Mashallah waxathy gabadh ad u qurux badan. 2
  • @
    @fariaabdi36404 years ago Mansha allah waa gabar quruxbadan ilahay aqligaga ha ku daayo mcnto. 5
  • @
    @aminahassanmsufi32814 years ago Fahiima qurux waa mahadsan tahay abaayo. 1
  • @
    @xamdisheikh74174 years ago Masha allaah wlhi fahiima abyo waxan ahay ruux qalbi fcn o aan xaasid ahaayn o iska daacad ah mana aqaan wof kaan iska ilaali rabbi swt hna xifdiyo aamiin insha allaah aamiin.
  • @
    @safiyasacad4854 years ago Maashaa allah qali waa fikarada fiican. 4
  • @
    @muznahassan85994 years ago Mum illah kamaqustocafiya umada nabi muxamad scw. Qalbiga clean kadigaa. Dambi daf rabimarkasta ina helayo.
  • @
    @warish90814 years ago Mashaa allaah fahima allaaha ku cafido wallaal macaan aniga waxaan ahay qof aad ooga naxda ama maratka qaar waxaan arkaa anigoo aad ooga fakraya qof kale . ...Expand
  • @
    @sagalali59834 years ago Fahiima mahadsanid qaali waxan ahay aniigu qof dar alle iskaga socda dadkana kuma mashqulo hormarka naftayda sidan u jecelay ban qof kasta oo bini adama . ...Expand
  • @
    @nurap30274 years ago Fahiima sidoo kale daacada yaa igu badan in badana waan dhawacmay lakiin allah kariim. 1
  • @
    @umucali18514 years ago Abaayo fahiimo you are soo beautiful mansha allah cilaankan qurux waye noso gali plz i love you. 1
  • @
    @fadumohassan60874 years ago Mashallah fahiima beautiful strong woman keeping going. 12
  • @
    @kadraibrahim67464 years ago Waaw manshallah tabarakallah fihiima waa runtaa massage ka anoo yar baan bartay muhiim ima ahayn markaan baranayay wanan yaraa. Lakiin 2013 markaan tagay manshallah tabarakallah i like it. Keep going walaashay allow inawada dhowr ii soo duceeya anuu waan dabeecad xumahay dadka na waa iga nbd qalaan. Dhinayga wanaagsan waan naxariis badanahay. ...Expand
  • @
    @munabihe44634 years ago Masha allah tabarakallahu wad ku najaxaysa qalbigaga wanagsan wll qaali melo badan baynu iskaga mid nahay.
  • @
    @ZahraZahanchannel4 years ago Aamiin abyo inagoo dhan kheyr aan dhamaan iyo cafimad allah ha nawada siiyo jezakallah.
  • @
    @deeqoahmed17714 years ago Maasha allaah jzklh kheyran ustaad fahima baarakallaah fiikum aniga waxaan ahey qof ummada muslimka oodhan lajecel guul iyo horumar markey aragto qof dhibaateysan . ...Expand
  • @
    @munaali23884 years ago Mashaa allah qeer badan allah ku siiyo.
  • @
    @maryamamohamad39314 years ago Maansha allaah ilaahay haku xifdiyo abaayo gabar wanaagsan baad tahay o qalbi fiican o karti badan intaan ka arko videoga horey usoco. 1
  • @
    @muqdishocadey36824 years ago Quruxsanqosol wanagsnqalpi xabxabmasha alah madaxweynaha dumar ka somalia. 1
  • @
    @xamdisheikh74174 years ago Masha allaah alle swt haku xifdiyo aamiin insha allaah aamiin wlhi beenta maaha waxa jiraan dad weji caabud ah o is badal badan subxaanallaah.
  • @
    @hadiyoshakai93174 years ago Asc mashallah walashay qaliya waxbadan isagamidnahay dacadnimo mahingoodo kusugno dacadnimadaad allah kuxafido. 1
  • @
    @fatumamohamed10644 years ago Aniga waa samir badanahay waana dulqat baatnahay xaasad naa maaihii maana aar goosto allah ayaan amiinsanahay maar waalbo mashaallah.
  • @
    @macaanaycaliabdulle10664 years ago Masha allaah xayaati rabbi ha ku xafido.
  • @
    @omhassbint-om85594 years ago Masha allah tabarak allah
    talooyin faaido leh ayaad markasta nasiisaa.
    qalbiga waa mesha ugu mihiimsan jirka ibn adamka, la, aantisna nolol majirto.
  • @
    @saramahamed19014 years ago Maasha allaah fahiimo caddey quruxleey waan kuu xiisnay allaha idin xafido adiga iyo wiilka aan habaryarta u ahay aamiin ya rabbi.
  • @
    @abdidaahir21474 years ago Masha allah abayo yr are the best somali woman i ever watch good job thanks for yr all advise. 1
  • @
    @fatimamoha15044 years ago Runtii qofkii wax wanaagsanhela wankufarxaa kii dhibaato kudhacdana waankanaxaa labawajiilena maahi alaah igamadhigo.
  • @
    @simsimadan76214 years ago Dhaqtara nafataay dheeli tirka caafimaadkay dhemaneey waan ku. 1
  • @
    @safiyobare95214 years ago Subaxnalaah ilaahay baa iguowa waana ku faraax ilaahay xasid nagama dhigo aamiin yaa rabi.
  • @
    @asmamoh28544 years ago Fahiimo waa gabar dacad ah wlhi guuleyso habo.
  • @
    @samsamahmed36494 years ago Waxan jeclahy inuu qofksta guul gaadho ana waxn jeclahy inaan guulgadho waxan iskutitiyaa dadka qalbiyda wcn guulso fahiima wllo qali.
  • @
    @shamsacadey51634 years ago Isku mid kanahay quus la, aanta daacadnimada daacad ban ahay hadana dhibatada ugu badan baa igu dhacdo mar walbo lkn maquusan waligey keep going quruxey.
  • @
    @sadiamohamud4054 years ago Maasha alaah fahiima alaha ku xifdiyo abaayo ha quusanin waa runtaa waaba ayaad quraan ah
    oo ah lagama qusto ramaxada ilaahee daacdnimo dadka weey igu tilmaman abaayo aniga alx qof dacad ah ma hungoobo abaayo.
    ...Expand
  • @
    @kadroahmad79244 years ago Fahima cadey beautiful abayo mcnto waa saxan tahay alhamdulilah mashalah qalbiga waa very important ina nadifisid.
  • @
    @caaliyaabdirahman82044 years ago Masha alah fahimo khurux alaha ku dhowro.
  • @
    @salmamowlid72704 years ago Masha allah qof xaasid ah meel ma gaadho ifka iyo aakhiro midna.
  • @
    @caishocawil27604 years ago Waxaan kugu jeclahay daacada iyo runta wallahi.
  • @
    @anabhassan17064 years ago Masha allah barakallah fik lakiin qofka sifiican iskaga baro marka hore.
  • @
    @leilaabdullahi20264 years ago Masha allah. Fahiimo qurux. Allaha ku xafido abaayo.
  • @
    @xamdicali72764 years ago Masha llah ina ku jchy allah aya og. Wyo qof qalbi wngs thy.
  • @
    @amirahirsi44244 years ago Mashaa allah quruxlay alle ha ku xafido wll qali hore usoco dacadi ma hungowdo wll.
  • @
    @hibaaq4 years ago Masha allah
    ilahay dartiis qalbigayga inaan nadiif kadhigo ayan jecelahay.
  • @
    @ifrahyusuf28164 years ago Allaah xasadka wiga nadifiyeye qofka an arko isago guleystey ama wax fiican hela waku farxa
    waxan irahda mashallaah tabarkallaa.
  • @
    @sahramohamed87424 years ago Alxm illaheey ba isiiyay qalbi waasac ah oo furan xasidnima waligeey qof biniaadamah maxasdin hadan illaheey ima tuso adigana abaayo qalbigaada iyo wanaagaada allaha kugu wado guul insha allah dhamaanteen.
  • @
    @nimohaji74834 years ago Mansha allah way ficantahay in lawacyi galiyo dadkeena shukran.
  • @
    @allaawaayn88604 years ago Fahiimo abayo dharkan waa kuso baxday masha allah so qurux. 4
  • @
    @samsamcali8494 years ago Maasha alla maasha alla walalashay ilaahay ha ku xifitiyo. 1
  • @
    @aymanmohamed64734 years ago Masha alah fahima gabar qiima badan oo wanagsan jecel horumarka bulshada.
  • @
    @fardowsasacidhalane83074 years ago Waad igu ogtahay macaanto inaan jirka dhiso insha allah aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay farxad ku noolow.
  • @
    @bariirahaji9944 years ago Mashaallaah walshay allaaha ku dhowro waa runta dacadnimada wax ka ficn ma jiran waliga daacad ahoow biliadamna ha isku dacificn waxad isku dacifisa allaah . ...Expand
  • @
    @rukioadanmohamud46514 years ago Mashallah tabarakalaah wllshy allaha kuxifdiyo.
  • @
    @fm-kt5tl4 years ago Fahima nin wanagsan kaqosliye alah ku siiyo nag nool batahay.
  • @
    @halwoali55324 years ago Quruxley qiimo badan kuma weyno wlhi wehelkayaga tahay qaali dumar. 1
  • @
    @caishaapdi50254 years ago Mashllh mnta jag tahy kudahy alla yacizak queen fahima.
  • @
    @nimaabdi8374 years ago Caawa aniga habeen ay ii tahaye adiga iyo meesha aad fadhisoba qurux sina waad u farxsan tahay na aqaan wax jira laakiin wali ma dhameysan vedioga maanshaa allah. 4
  • @
    @maimunahassan48744 years ago Mashaallah my sister today you look amazing wow. I love your outfit. 1
  • @
    @aaminamucalimsiidaadam45274 years ago Anagane waxan uxiisnay dholacadeen tada masha allha.
  • @
    @hindaaadam30074 years ago Fahima ha noolaato horumar baan ku rajanayaa.
  • @
    @jemilaali44584 years ago Mansha allah walashay qali ilahay haku xifdiyo adun iyo akhiro wad nuuraysa ilahay haku siyadiyo keep going waliga jir o joog cafimad kuwaar.
  • @
    @foos41264 years ago Maansha allaahiska lenahay dacad nimada xad dhafka ah inleyska. Amino qof kasto lakiin waa. Xanaaq badnahay maqaato. Wax yabaha. Qaar .
  • @
    @fatimae69054 years ago Masha allah you look beautiful fahima always.
  • @
    @aduunyogadoon24984 years ago Fahiima. Masha allah. Beautiful and smart.
  • @
    @siciidoyusuf864 years ago Maashaalaah abaayo ilaahay ku xifdiyo waa mahadsantahay sida aad noogu faaiidayso.
  • @
    @bishaarojaamac69924 years ago Mnsha allh walashay fahiimo waliga hore usoco.
  • @
    @Ariijiina4 years ago Masha allah qalbi quruxey qaali luulaay stay strong and beautiful walalo.
  • @
    @dadirmohamud6964 years ago Mansha allah xaasid maihi, fadliga uu allah adoonkiisa siiyana markaan arko waxaan ugu duceeyaa in uu usiyaadiyo, uur kuhaays malihi, waxaan ahay ruux . ...Expand
  • @
    @farxiyoqabax9504 years ago Masha allah fahiima qaali qurux dumar. 1
  • @
    @hodaabdulkadir85504 years ago Asc xabiibti marwalba waan kudaawada aad ayan ugu farxsanahay hormarkaaga.
    aniga aad ayan daacad u ahay oo qof walbana waxan naftayda lajeclahay lkn aad ayan u qalad necbahay ama dadka dhacdhac badan aad ayan u necbahay. ...Expand
  • @
    @fartunibrahim41334 years ago Abaayo fahiimo aragtidaad lagu farax ilaahey ku xafido abaayo sharaf horey u soco.
  • @
    @saida20034 years ago Mashaallah manta wad nuraysa fihima farxada all ha inosiyaadiyoo inshallah xabiibtii.
  • @
    @fardowskobciya95654 years ago Fahiima abaayo wankusalaamay. Ilasoxariir insha allaah
    tankale ani shaqsiyadeyda waxahay qof daacada ikudhiibta dadka iskalareeb aqoonin lana id="hidden24" dhibaateyo marwalba hadana ujoojin alx dadka badanaa idhaw iyo dadka kale waxay idhahaan doqon aathy waan iskuwaeeray
    . ...Expand 1
  • @
    @mcntoomcnto19874 years ago Mashallah keep go fahim anigan waxanotahay qof an kudayado thanks alot.
  • @
    @munaadam58444 years ago Daacad ayaan ahay, naxariisna waan leeyahay alhamdu lillah.